SBS Somali - SBS Afsomali
Bangiga Dhexe: Dad badani ma fahmaan sababta dulsaarka loo kordhiyo artwork

Bangiga Dhexe: Dad badani ma fahmaan sababta dulsaarka loo kordhiyo

SBS Somali - SBS Afsomali
07:16
Play episode

Show notes

In kast a oo sicir-bararka uu guud hoos u dhacay, haddana cabbirka uu Bangiga Dhexe si gaar ah u eegto ayaa weli muujinaya in kororka qiimuhu ka sarreeyo heerka uu bangigu doonayo. Taasi waa sababta weli loo hadal hayo suurtagalnimada in dulsaarka wax laga beddelo.

More from this show

More
Now Playing