SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Talaado 6 Junuary 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Talaado 6 Junuary 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:47
Play episode

Show notes

Wararka Talaado, waxaa ka mid ah, ninkii lagu eedeeyey weerarkii xeebta Bondi Beach oo loo wareejiyey xabsi ammaankiisu aad u adag yahay. Xaafadaha darafyada magaalooyinka waaweyn oo looga digey dab-dabkaymeedyo. Iyo M.weynaha Ukraine oo sheegay inay Ruushka ka dileen 35,000 oo askari bishii December.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Talaado 6 Junuary 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music