SBS Somali - SBS Afsomali
Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey. artwork

Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.

SBS Somali - SBS Afsomali
06:09
Play episode

Show notes

Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu diiday dalabkoodii fiisaha magan-gelyo-doonka.

More from this show

More
Now Playing
Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music