SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 17 July 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 17 July 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
11:19
Play episode

Show notes

Iiraan oo ku gooddidey in haddii Maraykanku kaabayaasheeda dhaqaalaha weeraro ay iyaduna duqayn toonto kuwa gobolka Khaliijka. Xuutiyiiinta Yemen ayaa iyaguna ku hanjebey in ay gantaalahooda iyo xarumaha saliidda ee Sacuudigu is arki doonaan haddii uu Sacuudigu sii wado dagaalka.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 17 July 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music