SBS Somali - SBS Afsomali
SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026 artwork

SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
04:21
Play episode

Show notes

Macallimiinta iyo maamulayaasha iskuullada ee New South Wales ee ku lug yeesha hadallo naceyb ah, ayaa shaqada laga eryi karaa, sida ku cad xeerar cusub oo lagu soo rogay shaqaalaha dugsiyada. Hoggaamiyaha Mucaaradkuna,, Sussan Ley , waxaysheegtay inay diyaar u tahay in toddobaadkan dib loo mideeyo xisbiga Coalition-ka

More from this show

More
Now Playing
SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music