SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Australia iyo caalamka 12 December 2025 artwork

SBS News Somali: Warka Australia iyo caalamka 12 December 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
08:42
Play episode

Show notes

Barta bulshada ee Reddit ayaa dacwad sharci ah ka gudbisay xayiraadda Australia ee baraha bulshada ka mamnuucday carruurta ka yar 16 sano. Afar nin oo Faransiis ah ayaa lagu eedeeyey inay guri Camberra ku yaalla ka xadeen alaabo lagu qiimeeyey 10 milyan oo doollar.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Australia iyo caalamka 12 December 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music