SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 9 March 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 9 March 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
04:53
Play episode

Show notes

Wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Iiran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa loo magacaabay inuu noqoda hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iran. Madaxweynaha Maraykankuna wuxuu sheegay inuu ka fekerayo inuu ciidamo lugta ah geliyo gudaha Iiran si loo xafido Yuraaninta la tayeeyey ee Iiran.

More from this show

More
Now Playing