SBS Somali - SBS Afsomali
Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria artwork

Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria

SBS Somali - SBS Afsomali
22:24
Play episode

Show notes

Dibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.

More from this show

More
Now Playing
Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music