SBS Somali - SBS Afsomali
Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara artwork

Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara

SBS Somali - SBS Afsomali
08:50
Play episode

Show notes

Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa tahay qiiqa ka dhasha oo si weyn u saameyn kara caafimaadka dadka.

More from this show

More
Now Playing