SBS Somali - SBS Afsomali
Cunsuriyadda (Racism) oo la ogaadey inay ku badan tahay jaamacadaha Australia artwork

Cunsuriyadda (Racism) oo la ogaadey inay ku badan tahay jaamacadaha Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
14:22
Play episode

Show notes

Ardayda iyo shaqaalaha asal ahaan ka soo jeeda Dadka dhulka loogu yimid, Shiinaha, Afrika, kuwa Yuhuudda ah iyo bariga dhexe ayaa sida warbixintu sheegtay, dareemay cunsuriyadda ugu badan. Boqolkiiba lix keliya, dadka sahanka laga qaaday ee toos ula kulmay cunsuriyadda ayaa cabasho gudbiyey.

More from this show

More
Now Playing
Cunsuriyadda (Racism) oo la ogaadey inay ku badan tahay jaamacadaha Australia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music