SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,214 episodesLatest about 8 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 55

  1. Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

    Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, R…

    06:13
  2. Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.

    Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yee…

    11:33
  3. WARARKA SBS SOMALI, 13 MAY.

    Wararka SBS Somali ee 13 May.

    07:15
  4. Isse Dholawaa iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM

    Isse Dholawaa oo ka waramay go'aanka Dawladda Federalka Soomaliya ay xafiiska UNSOM shaqada uga joojinayso.

    12:33
  5. Mohamed Ibrahim iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM

    Mohamed Ibrahim oo aan ka waraysanay go'aanka Dawladda Federalka Soomaaliya ay ku joojinayso shaqada UNSOM

    06:03
  6. Wararka Soomaaliya 10 May

    Warka Soomaaliya 10 may

    09:16
  7. Wararka SBS Somali 10 May

    Wararka SBS Somali 10 May

    06:56
  8. Wararka SBS Somali 9 May

    Wararka SBS Somali 9 may

    04:22
  9. WARARKA SBS SOMALI, 08 MAY.

    Wararkii SBS Somali ee 08 May.

    12:04
  10. Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi heshiisyo ku kala sixiixday.

    Shir u dhexeeyey madaxda labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ka socday, ayaa kusoo dhamaaday heshiisya dhowra oo labada wadan kala sixiixdeen. Shirkan oo maalma socday…

    08:50
  11. Hamdi Ali, oo ka faaloonaya weerarada mindiyaha ee Australia ka dhacay

    Waraysi Hamdi Ali ay Laanta Afsoomaaliga ee SBS la yeelatay ayaa daaran danbiyada ama weerarada mindiyaha lagu galayo, iyo saamayntooda dhanka bulshada.

    09:51
  12. Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga.

    Weerarada loo adeegsanayo mindiyaha ayaa Australia kusoo batay. Dareen kala duwan ayaa laga bixiyey, iyadoo uu sababay in ay Ausralia ka bilaabatay in la adkeeyo sharciyada ku aada…

    08:13
  13. WARARKA SBS SOMALI 07 MAY

    Wararkii ugu doorka roonaa maanta ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.

    08:13
  14. Wararka Soomaaliya ee Jimcaha

    Wararka Soomaaliya

    08:05
  15. Wararka Bariga Dhexe iyo dibadbaxyada Maraykanka

    Wararkii u danbeeyay ee Gaza.

    07:33
  16. Wararka SBS Somali 2 May

    Wararka SBS Somali 2 May

    04:13
  17. Homeland News 1 May

    Wararka Soomaliya 1 May

    10:59
  18. Is private health insurance right for you?

    Caymiska caafimaadka gaarka ah ma loo baahan yahay?

    11:01
  19. Wararka SBS Somali 1 May

    Wararka SBS Somali 30 Abriil.

    11:29
  20. Wararka SBS Somali 30 Abriil

    Wararka SBS Somali 30 Abriil

    04:55
Now Playing