SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,298 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 37

  1. SBS News Somali; 04 August 2025

    Toddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanes…

    03:53
  2. DIY Renovations: What you need to know before getting started - Australia Explained: Maxaad u baahan tahay inaad ogaato si aad gurigaaga gacantaada ugu dayactirato?

    Many Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and r…

    12:29
  3. SBS Somali Full Program: 01 August 2025

    Barnaamijka Jimce 01 August 2025 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

    51:32
  4. SBS News Somali: 01 August 2025

    Australia oo sheegtay inay aqoonsan doonto Falastiin laakiin aan weli sheegin taariikh. Ardayda Australiyana waxay soo dhoweeyeen sharciga heer federal ee loo ansixiyey si loogu dh…

    10:42
  5. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 01 August 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia.

    11:22
  6. Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii?

    Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah…

    09:17
  7. SBS News Somali: 31 July 2025

    Sharcigii Labour-ka ee dayn dhimidda ardayda jaamacadaha iyo TAFE-ka ayaa maanta baarlamanku meel mariyey. Kaymaha buuraha waqooyi ee Australina waxaa laga helay cayayaan dhererkii…

    04:05
  8. SBS Somali Full Program - 30 July 2025

    Barnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh.

    47:47
  9. SBS News Somali: 30 July 2025

    Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka

    09:20
  10. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 30 July 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo.

    12:40
  11. Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka

    Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Ma…

    14:25
  12. Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah.

    Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadi…

    06:48
  13. Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.

    Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka bad…

    06:09
  14. SBS News Somali: 29 July 2025

    Senator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka q…

    03:51
  15. Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha

    Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kal…

    07:26
  16. SBS News Somali: 28 July 2025

    Warka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarr…

    04:26
  17. SBS Somali Full Program 25 July 2025

    Barnaamijkii, Arbaca 25 July 2025 oo dhammays tiran. Warkii Australia, caalamka, iyo Somalia.

    53:04
  18. Australia’s Indigenous education gap and the way forward - Australia Explained: Closing the Gap - Xidhidda Farqiaga

    Education is a pathway to opportunity, but for too long, Indigenous students in Australia have faced barriers to success. While challenges remain, positive change is happening. In…

    11:40
  19. SBS News Somali: 25 July 2025

    Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku dhawaaqay in Faransiisku aqoonsan doono Dawladda Falastiin, isaga oo sabab uga dhigay baahida degdegga ah ee loo qabo nabad iyo g…

    08:15
  20. Somalia News: Warka Somalia 25 July 2025

    Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya

    12:30
Now Playing