SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 27

  1. SBS News Somali - Warkii Arbaco: 29 October 2025

    Warkii maanta ee Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah

    11:20
  2. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 29 October 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    12:16
  3. Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka

    Dowladda federaalka ayaa barnaamijka Pharmaceutical Benefits Scheme (PBS) ku dartay daawo lagu daweeyo cudurka kelyaha. In ka badan 65,000 oo reer Australia ah ayaa la filayaa inay…

    05:37
  4. SBS News Somali - Warka Talaado, 28 October 2025

    Shirkadaha warbaahinta bulshada ayaa aqbalay inay hir-geliyaan sharciga dowladda ee carruurta ka ayar 16-jir ka xakamayn doona barasha bulshada. Website cusub oo lagu qori doono ma…

    04:32
  5. Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada

    Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn…

    08:29
  6. SBS News Somali - Warkii Isniin: 27 October 2025

    Haya'dda ACCC oo Microsoft Australia ku furtay dacwad ku saabsan inay macaamiisheeda marin-habaabisay. Canada-na waxay sheegtay inay ku talo jirto inay dhoofinta ganacsigooda u jih…

    04:52
  7. Barnaamijkii Jimcaha 24 October 2025 oo dhammays tiran.

    Barnaajimkii Jimce, 24 October 2025, oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiis.

    51:02
  8. SBS News Somali - Warkii Jimcaha: 24 October 2025

    Dowladda Victoria oo qorsheynaysa inay dumiso afartan iyo afar (44) dabaq oo guryaha dadweynaha ah. M.weynaha Ruushka ayaa isna kasoo jawaabey cunaqabatayntii cusbayd ee uu Donald…

    10:56
  9. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 24 October 2025

    M.weyna jamhuuriyadda iskeed isu magacowday ee Somaliland oo tegey Ceerigaabo oo la sheegay in lagu qabtay shir nabadeed.

    07:41
  10. Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub

    Daraasad cusub oo laga saaray Maraykanka ayaa lagu ogaadey in carruurta yaryar ee lawska iyo walxaha kale ee ka samaysan, hore loo siiyaa ay inta badan ka badbaadaan xasaasiyadda l…

    10:23
  11. Road trips in Australia: What you need to know before hitting the road - Baabuurka oo lagu dalxiiso Australia iyo waxaad u baahan tahay inaad ogaato

    There’s no better way to experience Australia than hitting the road. Between the wide-open landscapes, country bakery pies, and unexpected wildlife, a road trip lets you take in th…

    10:57
  12. SBS News Somali - Warkii Khamiista: 23 October 2025

    Dowladda Federaalka ayaa bilowday tijaabadii ugu horreysey ee howl-galka Airport-ka cusub ee galbeedka Sydney. Madaxweyne Donald Trump ayaa isna cunaqabatayn cusub kusoo rogey dalk…

    04:48
  13. SBS News Somali - Warka Arbacada, 22 October 2025

    Dabaylo iyo duufaanno ayaa laga filayaa maanta qaybo badan oo Austrlia ka mid ah. M.weynihii hore ee Faransiiska, Nicolas Sarkozy ayaa bilaabay xabsi shan sannadood ah.

    10:13
  14. Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 22 October 2025

    Siyaasiyiintii mucaaradka ee dhowaan la heshiiey M.weyne Hassan Sh. Mohamud ayaa loo diidey inay diyaarad u raacaan Baydhabo.

    10:48
  15. Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka

    Ka-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo da’diisu ka…

    08:34
  16. Warkii Talaado: 21 October 2025

    Warka maanta waxaa ka mid, taageerada caafimaadka maskaxa ee goobaha shaqada oo laga dayriyey iyo hoggaamiyaha mucaaradka federaalka oo ku baaqday in safiirka Australia u fadhiya m…

    04:58
  17. SBS News Somali - Warka Isniinta 20 October 2025

    Warka maanta oo isniin ah waxaa ka mid ah, dhakhaatiirka Australia oo ku baaqday in la kordhiyo heerka tallaalka ee hargebka iyo ra'iisal wasaaraha Australia iyo Donald Trump oo be…

    05:12
  18. SBS Somali Friday Program - Barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhammaystiran

    Waa barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhamaystiran, lagana reebay xayaysiiskii.

    49:23
  19. Waraysi: Abdiqani Nadif Muse - Xadhig-jarkii degmada Shaxda-Buhodle DDS.

    Abdiqani Nadif Muse , guddoomiyaha quddiga qaban-qaabada xafladda daah-furka degmada Shaxda-Buhodle, DDS, oo ka warramaya sidii daah-furku u dhacay.

    10:04
  20. Warkii Soomaaliya: Friday 17 October 2025

    Shixnad maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho.

    09:44
Now Playing