SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 21 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 16

  1. SBS Somali Program Friday: Barnaamijka Jimce 6 March 2026 oo dhammaystiran

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 6 March 2026 oo dhammaystiran. Xayaysiikii waa laga reebay.

    53:02
  2. SBS News Somali: Warka Jimce 6 March 2026

    Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday in ururka Hizb ut-Tahrir loo aqoonsaday ururkii ugu horreeyay ee lagu daro liiska kooxaha nacaybka ee mamnuuca ah, sida ku cad xeerka dambiyad…

    11:22
  3. Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 6 March 2026

    Warka Soomaaliya ee maanta wuxuu ku saabsan yahay ansixintii dib-u-eegidda dastuurka ee labada aqal iyo qudbaddii Madaxweyne Hassan Sh. Mohamud.

    09:50
  4. #105 Celebrating small wins at work - Learn English #105: Ku baro Ingiriisi erayo iyo haddallo loo isticmaalo shaqada

    Learn useful English for talking about small wins at work. Practise phrases for celebrating achievements, staying motivated, and making progress step by step. - Ku baro Ingriisi er…

    08:55
  5. Dowladda Australia oo bilowday qorshaha train-ka dheereeya ee Sydney illaa Newcastle.

    Dowladda Federaalka ayaa ugu dambeyn bilowday, qorshe lagu hirgelinayo mashruuca tareenka xawaaraha dheereeya, oo isku xiri doona magaalooyinka Sydney iyo Newcastle. Waxaa hadda bi…

    09:15
  6. SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Khamiis 5 March 2026

    Warka maanta waxaa ka mida, wasiirka arrimaha dibeddeda, Penny Wong, oo sheegtay sida ay dunidu uga walaacsan tahay sida ay Iiran uga falcelisey weerarkii ay Maraykanka iyo Israel…

    04:32
  7. Sida dagaalka Iran u saameynayo qiimaha shidaalka Australia iyo adduunka

    Marin-biyoodka Hormuz oo u dhexeya dalalka Oman iyo Iran ayaa hadda gebi-ahaanba xiran. Iran-na waxay sheegtay inay gubi doonto markab kasta oo soo mara. Tan ayaa sababtay in qiima…

    09:19
  8. New Zealand oo isticmaalaysa qalab casri si uu uga digo dhulgariir aan weli dhicin

    Dhugariirkii Chrischurch, shan iyo toban sano kadib, New Zealand waxay samaysatay nidaam casri ah oo lagu garto calaamadaha dhul-gariirka. 700 oo qalab casri ah ayaa bad iyo berrib…

    06:21
  9. SBS News Somali: Warka Arbaco 4 March 2026

    Warka maanta oo arbaco ah waxaa ka mid ah wararka dagaalka bariga dhexe ka socda iyo wasiirka tamarta Australia oo ku boorriyey shacabka in aanay boobin shidaalka, maaddaama Austra…

    14:09
  10. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 4 March 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya oo ku saabsan xildhibaannada laga soo doorto Puntland oo loo diidey, sida la sheegay, inay u dhoofaan Garoowe.

    08:06
  11. Khumeynigii Iran waa la dilay laakiin beddildda nidaamku ma sahlan yahay?

    Iran waxay si cad u sheegtay in ay dooneyso in Israa’iil laga tirtiro khariidadda. Dhanka kale, Israa’iil waxay ku adkeysanaysaa in barnaamijka nukliyeerka ee Iiraan uu khatar ku y…

    08:13
  12. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026

    Wax-soo-saarka beeraha ee Australia ayaa la saadaalinayaa, inuu ka badan doono boqol bilyan oo doollar sannad-maaliyadeedkan, laga bilaabo Luulyo 2025 ilaa Luulyo 2026. Wasiirka Ga…

    05:36
  13. 'Waa la khiyaamay': Sida uu Ruushku Afrikaanka ugu khayaanay dagaalka Ukraine

    Ragga Afrikaanka ah ee da’da yar ayaa lagu hungureeyaa, mushahar soo jiidasho leh, loona sheegaa inay saxiixayaan heshiis shaqo oo ku qoran luqadda Ruushka, halka xaqiiqadu tahay i…

    13:32
  14. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 2 March 2026

    Warka maanta waxaa ka mid ah wararka dagaalka ay Maraykanka iyo Israel ku qaadeen Iraan iyo Xildhibaan Barnaby Joyce oo ka tirsan xisbiga One Nation oo ka digey dhibaato ku timaadd…

    04:32
  15. More than style: How First Nations fashion is growing in Australia - Australia Explained: Sida dharka (lebbiska) First Nations ugu fidayo Australia

    If you’ve spent any time in Australia, you’ve probably noticed how relaxed the style is. You might notice activewear, surf brands and casual clothes everywhere. But there’s another…

    09:52
  16. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Jimce 27 February 2026

    Dowladda federaalka Australia ayaa maanta dhaqan gelisey sharcigii cusbaa ee hagaajinta ammaanka xarumaha xannaanada carruuruta. Labo qof ayaa u geeriyoodey caabuq fangi (fungal in…

    11:36
  17. Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 27 February 2026

    Halkan ka dhegeyso warka Soomaaliya oo badankiisu ku saabsan yahay abaaraha ba'an ee ka jira Soomaaliya.

    09:59
  18. “Anshax xumo iyo Kibir”- Andrew ma laga saari karaa safka dhaxalka boqornimada.

    "Waa qof qallafsan, isla weyn oo isu arka inuu xaq gaar ah leeyahay, kalana garan waayay farqiga u dhexeeya danta guud ee uu sheegay inuu u adeegayo iyo danihiisa gaarka ah" ayuu y…

    13:38
  19. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 26 February 2026

    Qasnajijga heer federaal ee Australia, ayaa sheegay in sicir-bararka ka sarreeya intii la filayay, uu yahay caqabadda ugu weyn ee saamaynaysa miisaaniyadda federaalka ee soo socota…

    05:43
  20. Bukaan ka baxsaday xarun dhimmir oo dad laayey iyo is-beddel la codsaday

    Labo bukaan ayaa ka baxdsaday xarun dhimmir oo ku taalla Sydney maalmo ka dibna laayey dad. Tan ayaa lagu tilmaamay dhibaato ka jirta nidaamka daryeelka caafimaadka ee New South Wa…

    09:27
Now Playing